ISAGA MAXAA LA GUDBOON:
Haddii aad C/Laahiyoow qirtay inaad tahay ninkii ugu horeeyey ee dowladii Soomaaliyeed mucaaradka ku noqday oo aad ka hor sheegtay goobo caalami ah, walibana aad tiri hadalkii xikmadda noqday ee ahaa, hadaan sidaan filayo ma’aanan noqdeen mucaarad, oodna hadalkii ku soo gabagabeysay maanta xal ayaan diyaar u ahay. Si hadal-kaagaas loo rumaysto, xalka Soomaalidana loo helo, adiguna wixii hore aad ka qubaysato, maanta waxaa sharaf weyn kuu ah inaad goob layaqaan ka tiraahdo: Soomaali waxaan…
Sii Akhri
MIISAANKA QORAALLADA
Marka la qorayo maqaalada laba nooc ayey kala yihiin. Maqaal fikradiisa aad adigu doonaneyso, iyo maqaal isaga ku soo doonta. Kan hore aad ayuu u adagyahay, wakhti badan ayuuna kaa qaadan, si’aad u hesho firkadiisa…
Sii Akhri-

-

Featured
ISBAARADA BADDA IYO TAN CIRKA GORMAA LAQAADAYAA?
Soomaaliya waxaa isku haysta laba kooxood oo ay kala-matalayaan kuwa aan dowlad-nibama rabin, hadafkooduna-yahay sidii looga hortagi-lahaa khatarta ay dowlad-nimadu…
Sii AkhriMAXAMED SIYAAD BARRE: MADAXWEYNE LATABAY.
Garoon diyaaradeed ayaan kula kulmay oday Soomaali ah. Adeer kumaad ahayd ayuu yiri? Magacayga oo sadaxan ayaan usheegay. Oo maxaad…
Sii AkhriHADRAAWI: FAYLASOOFKA SOOMAALIYA.
Nasiib-xumo wali lama’aanan kulmin Hadraawi, waxaanse lakulmay aqoon-tiisii, gabayadadiisii, iyo xikmadihiisii. Waxaan dhawaan helay cajalad maqal iyo muuqaal ah oo…
Sii Akhri-
Faalloo

SOOMAALIYA OO 14. SANO KADIB ITOOBIYA LOO CAGANGALIN RABO
Waxaan kamid ahaa Wariye-yaashii raacay Diyaaradii Guddoomiyaha Barlamaanka, waxaan ku dagnay Garoonka Diyaaradaha Dayniile, halkaas oo aan kula kulanay soo…
Sii Akhri
-
Faalloo

SH. MAXAMED HAADI.: XIDIG SOOMAALI KA DHACAY.
Maalintu waa Jimce. Taariikhdu waa 14.kii Janaayo. Sanadku waa 2005. Goobtu waa Switzerland. Dadku waxay ku xoonsan-yihiin Isbitaal ku yaalla…
Sii Akhri DALWADDII SADEXDA SANO LA SUGAYAY OO DAGAAL LAGU HOOBTO KU DHAMAANEYSA
Hadii qofku cudurku ku raago xubinta laga hayana daawo loowaayo, xalka ugu danbeeya ee ay dhakhaatiirtu ku talinayaan waa in…
Sii AkhriAAN KULA OOYEE ALBAABKA IGA FUR.
Sidaas waxaa E-mail iigu soo diray Saaxiib kunool qurbaha oo uu dhalay Mudane Sh. Mukhtaar. Waa Guddoomiyihii hore ee Barlamaanka…
Sii AkhriIBRAAHIM DUSUQI: TODOBO SANO KADIB IYO CAYDII CAA’ISHA UMUL-MU’MINIIN
Dadbadan oo Soomaali ahi waxay si joogta ah isu weydiiyaan sababta Mudane Cali Mahdi uu si fudud siyaasada uga siibtay,…
Sii AkhriALLAW CEEB INTAAN BAA NOOGU FILAN.
Waxay ahayd dhamaadkii sanadkii hore kolkuu uu maamulka Somalitalk isku afgartay in aan bilaabo faallo todobaadle ah oo lagu falanqeeyo…
Sii Akhri
